• Follow Us On :
Web Development

8 Best Practices for a MERN Stack Application

Waxaan bloggaan ugu hadli doonna 8 Qaab aad u hagaajin kartid folders-kaaga marka aad sameyneysid fullstack MERN Stack(MongoDB, Express.js, React, Node.js) application. in Project-ka folders-kiisa loo hagaajiyo qaabka ugu wanaagsan waa mid muhiim ah si projectikaas loo hormariyo, loona joogteeyo sidoo kale ay team-ka ay si fudud ugu wada shaqeyn karaan. Mark aad fullstack project […]

Web Design

The Importance of Responsive Web Design

Sameyta Websites waa mid ka mid ah xirfadaha aad ka u wanaagsan ee aad barankartid haddii aad tahay arday barta IT-ka, barashada sameynta websites waa mid aad u muhiim ah waxaad noqon kartaa qof sameeya websites adigoo baranaayo web development oo isticmaalayo coding ama haddii aad islay dahay coding waqti baddan ayuu iiga baahan yahay […]

Web Design

Elementor in WordPress

Waxaan horey usoo sharaxnay WordPress oo ah Content Management System oo aan horey usoo baranay sida aad website aad ugu sameyn kartid waxaa soo baranay waxaa uu yihiin Themes iyo Templates. Marka la joogo sameynta Websites waxaan u baahan tahay inaan sameyno Pages kala duwan waxaana u baahanay wax naga saacida arintaa oo ka baddan […]

Web Design

WordPress

WordPress waa mid kamid tools-ka ugu caansan ee loo isticmaalo in lagu sameeyo websites-ka in ka baddan 50% websites ka jira waxaa lagu sameeyey WordPress oo ah Content Management System oo loogu talagalay in lagu sameeyo, laguna maalmulo websites-ka. WordPress waxa uu ugolaanayaa dadka aan baran Codingka inay si fudud u sameeyaan websites iyagoo aan […]

Web Development

How to Code Faster

Marka aad noqoto web developer sameynta websites iyo applications ayaa ah kuwa qaata waqti aad u baddan waxaana muhiim ah inaad code aad u bahaan tahay si aad usoo saarto aad waqti kooban aad ku qori karto. Waxaan bloggaan kula wadaagi doonnaa dhowr shey aad u baahantahay inaad sameysid si aad ugu guuleysato inaad project […]

Web Development

Advices to Learn Web Development

Bloggaan waa mid aad u muhiim waxaa rabaa inaan talo kusiiyo arday baranaysa web development oo kamid ah xirfada aan waqti kusoo jiray. Xirfadaan waa mid kamid ah xirfadaha ugu muhiimsan ay tahay inaad barato haddii aad tahay arday baranaya IT-ka gaar ahaan inaad barato fullstack web development. Haddii aad u baahan sidii aad u […]

Graphic Design

5 Free Websites to get images

Halkan waxaa ku xusi doonna 5-ta website ee aad ka heli karto sawiro free ah, dhamaan websites-kaa waxay bixiyaan sawiro quality fiican leh oo si xor ah aad ula soo degi kartid marwalbo oo aad u baahan tahy, Waxaan sidoo uga hadli doonaa qaar ka mid ah si faahfaahinta. 1. Pexels Pexels waxaa ay leedahay […]

Graphic Design

The Impact of AI on Graphic Design

Sanadiihiis uga danbeeyey, Artificial Intelligence (AI) ayaa waxa ay saameyn way ku sameysay xirfadaha kala duwan ee digitalka ah oo ay kamid tahay Graphic Design. Graphic design waxa mid u baahan halbuur shaqsiyadeed oo ubaahan xirfado baddan. si kastaba ha ahaa AI-ka ayaa waxa ay qaabaysay oo ay wax baddan kusoo kordhisay qaabkii loo qaban […]

Web Design

What is Figma?

Figma waa software loogu talagalay in lagu design-kareeyo laguna tijaabiyo websites iyo mobile apps-ka waxaa lagu sameeyaa UI Design – User Interface Design oo ah in la nashqadeeyo inta qofka isticmaalaha ahi u muuqata, UX Design – User Experience Design oo sida qof walbaayi uu isticmaali lahaa websitekaas ama applicationkaas. Figma waa tool kooxaha u […]

Video Editing

8 Essential Video Editing Tips for Beginners

Halkaan waxaa ku xusi doonna 8 shey aad u baahantahay inaad ogaadid haddii aad tahay video editor oo wax baddan kaa caawin doonna editing-ka inta aad ku jirtid. Sanadahaan danbe inaad barato video editingka iyo content creation waxa ay wax baddan ka badi kartaa noloshaada. Content Creation waa meelaha aadka tartan loogu jiro oo shirkad […]