Marka qofka uu baranaayo web development wax uu baranaayaa frontend development iyo backend development kadibna waxaa uu baranaayaa fullstack deevelopment. Fullstack Web Developer si uu u noqdo waxa uu qofka u mari karaa Qaabab kala duwan waxaana kamid ah fullstack-ka ugu caansan oo loo yaqaan MERN Stack taas oo ka kooban afartan sheey. MongoDB – […]
Tag: Full-Stack Development
Web Development
Advices to Learn Web Development
Bloggaan waa mid aad u muhiim waxaa rabaa inaan talo kusiiyo arday baranaysa web development oo kamid ah xirfada aan waqti kusoo jiray. Xirfadaan waa mid kamid ah xirfadaha ugu muhiimsan ay tahay inaad barato haddii aad tahay arday baranaya IT-ka gaar ahaan inaad barato fullstack web development. Haddii aad u baahan sidii aad u […]