• Follow Us On :
Web Design

Waa maxay Google AdSense? (Sharaxaad Fudud oo Af-Soomaali ah)

Google AdSense waa barnaamij lacag lagu sameeyo oo ay bixiso shirkadda Google. Waxay kuu ogolaaneysaa inaad lacag ka kameyso adigoo xayeysiis (ads) kusoo bandhigaya boggaaga internetka, balooggaaga, ama kanaalkaaga YouTube. Tusaale ahaan, haddii aad leedahay website ama blog aad ku qorto maqaalada(Qoraalo) Ku Saabsan Waxaa aad ku taqasustay sida Xirfadaha IT-ka, Caafimaadka ama Ganacsiga, Google […]

English A1

Casharka 1aad Ee barashada English-ka

English Lesson 1: Hello! My Name Is… 🎉 Welcome to your very first English lesson! 🎉 Are you ready to speak English? Don’t worry. We will go slowly. This lesson is fun, simple, and easy to remember. Let’s start! 👋 Meet Ali and Sacdiyo Let’s meet two friends. Their names are Ali and Sacdiyo. Ali: […]

Web Development

How to Learn Javascript

Barashada Javascript dad baddan waxa ay u arka mid aad u adag balse aqrinta blogg-kaan kadib waxaad arkay dhamaan inta ugu muhiim aad u rabto inaad barato javascript. Javascript waa programming Language loo isticmaalo in lagu sameeyo websites oo waxa ay ka dhigaysaa web applications mid dynamic ah, Qoraalkaan waxaad ku arki doontaa mowduucyadda ugu […]

Web Development

React Intermediate Projects

Marka aad rabto inaad barato Programming waxaa muhiim ah inaad practice badan aad sameyso si aad u noqoto qof ku fiican Programming. Waxaan horey u diyaarinay Blog ku saabsan React Beginner Projects oo aan kusoo xusnay Projects-ka Beginner-ka ahaa ee React js. React Js Beginner Projects (Blog):- https://hirkaab.com/react-beginner-projects/ React Basic Projects (Youtube Videos):- https://youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UsbOXQEJjc18JFoLDcvd5zF&si=S7A-2CnbVQZ4_WKE Haddaan […]

Web Development

React Beginner Projects

Marka aad rabto inaad barato Programming waxaa muhiim ah inaad practice badan aad sameyso si aad u noqoto qof ku fiican Programming. Hirkaab Academy waxa ay bixisaa Courses kala duwan waxaanaa courses-kaas kamid ah React Js. Dhamaan Casharada React Js iyo Courses Linkiyadooda waa kuwaan. Become React Developer For FREE React Course Full Course For […]

Graphic Design

How to Become a Freelancer

Inaad noqoto Freelancer waa mid kamid ah shaqooyinka ugu fiican ee aad samaynsankarto Shaqsiyan, waa careerka ugu shidan iyadoo loo eegayo xuriyada, go`aamanka oo gacmahaaga ku jira iyo fursadaha aad ka u baddan ee aad heli kartid. Haddii aad raadinaysid qaabkii aad ugu bixi lahayd shaqadaada Fulltime-ka ah oo aad dooneysid inaad riyadaada ka xaqiijiso […]

Video Editing

How to Become Video Editor

Video editing-ka waa mid kamid ah xirfada ugu fiican ee aad maan barankarto. Xirfada waa laga maarmaan ah oo ay tahay inaad barato haddii aad ku dhex jirto dunida digital-ka ah. Maan caalamka oo dhan waxaa la sameeyaa content oo ay ugu baddan tahay video. Halkii Daqiiqo in ka baddan 500 Saacadood video gaaraya waa […]

Web Development

Becoming a React Developer: A Comprehensive Guide

React Waa mid kamid JavaScript Libraries-ka ugu caansan oo loogu talagalay in lagu dhiso wajhadda hore ee web applications-ka, gaar ahaan single-page applications. waa mid awood baddan oo component based ah taas oo ka dhigaysa in loo isticmaalo websites-casriga ah. Marka Haddii aad dooneysid inaad noqoto React Developer Waxaa Jirta Wada aad u maraysid si […]

Web Development

MERN Stack Development Explained

Marka qofka uu baranaayo web development wax uu baranaayaa frontend development iyo backend development kadibna waxaa uu baranaayaa fullstack deevelopment. Fullstack Web Developer si uu u noqdo waxa uu qofka u mari karaa Qaabab kala duwan waxaana kamid ah fullstack-ka ugu caansan oo loo yaqaan MERN Stack taas oo ka kooban afartan sheey.  MongoDB – […]

Web Development

How to Handle Environment Variables in MERN Stack

MERN stack oo ah mid ka mid ah stacks ugu fiican ugu caan ah ee la isticmaalo ay ka kooban MongoDB, Express.js, React, iyo Node.js, waa qaab-dhismeedka ugu caansan ee loogu isticmaalo sameynra Web Applications-ka. Waxa uu qofka developer-ka uu sameyn karaa websites waxtar leh iyadoo la adeegsanayo Luuqada JavaScript Frontend iyo backend intaba. Waxaa […]