MERN stack oo ah mid ka mid ah stacks ugu fiican ugu caan ah ee la isticmaalo ay ka kooban MongoDB, Express.js, React, iyo Node.js, waa qaab-dhismeedka ugu caansan ee loogu isticmaalo sameynra Web Applications-ka. Waxa uu qofka developer-ka uu sameyn karaa websites waxtar leh iyadoo la adeegsanayo Luuqada JavaScript Frontend iyo backend intaba. Waxaa […]