Blog dhamaystiran oo ku saabsan “Barashada Xirfadaha: Furaha Horumarka Shaqsiga iyo Bulshada”. Waxaan blog-kaan ku falaanqayn doonnaa waxyaalo dhowr ah oo ku saabsan Xirfadaha. Waxaan ka hadli doonnaa Waxyaalo dhowr ah Barashada Xirfadaha: Furaha Horumarka Shaqsiga iyo Bulshada Dunida maanta si degdeg ah u socota, qofka aan haysan xirfad ama aqoon shaqo, waxaa si sahal […]
Category: Graphic Design
How to Become a Freelancer
Inaad noqoto Freelancer waa mid kamid ah shaqooyinka ugu fiican ee aad samaynsankarto Shaqsiyan, waa careerka ugu shidan iyadoo loo eegayo xuriyada, go`aamanka oo gacmahaaga ku jira iyo fursadaha aad ka u baddan ee aad heli kartid. Haddii aad raadinaysid qaabkii aad ugu bixi lahayd shaqadaada Fulltime-ka ah oo aad dooneysid inaad riyadaada ka xaqiijiso […]
5 Free Websites to get images
Halkan waxaa ku xusi doonna 5-ta website ee aad ka heli karto sawiro free ah, dhamaan websites-kaa waxay bixiyaan sawiro quality fiican leh oo si xor ah aad ula soo degi kartid marwalbo oo aad u baahan tahy, Waxaan sidoo uga hadli doonaa qaar ka mid ah si faahfaahinta. 1. Pexels Pexels waxaa ay leedahay […]
The Impact of AI on Graphic Design
Sanadiihiis uga danbeeyey, Artificial Intelligence (AI) ayaa waxa ay saameyn way ku sameysay xirfadaha kala duwan ee digitalka ah oo ay kamid tahay Graphic Design. Graphic design waxa mid u baahan halbuur shaqsiyadeed oo ubaahan xirfado baddan. si kastaba ha ahaa AI-ka ayaa waxa ay qaabaysay oo ay wax baddan kusoo kordhisay qaabkii loo qaban […]
The Best Video Editing Software
Sanadka 2025, Content Creation ayaa noqotay mid ka mid ah waxyaalaha aad ka loogu baahi qabo, haddey noqon lahayd Social Media, Youtube, Film Making-ka. sidaa awgeeda Video Editing Softwares ka ayaa noqonaya tools muhiim ah si loo sameeyo muuqalo. sidoo kale Marka la eego hormarka sida AI, 4K video, iyo VR. Marka bloggaan waxaa kaga […]
Creating Logos For Client
Sameynta logo waa step ugu muhiimsan ee sameynta brand identity. logo waa waxa ugu horeeya ee dadka ka arkayaan ganacsikaaga. waxaan muhiim ah in la sameeyo logada la suusan karo oo ay tahay mid qurxan. Professional Designerska waxa isticmaal taagtikooyin baddan si ay u ay usameeyo logo ku haboon qofka ay usameynayaan. Bloggaan waxaa ku […]
Starting Your Career As Graphic Designer
Designing waa mid xiiso leh oo loola falgeli karo qaabab kala duwan taas oo koobsanaysa hal amuur, technolgy-yad, la xariir si loo sameyoo waxyaalo muuq fiican leh. Haddii xiisanaysid sameynta loogooyinka, xayaysiinada xitaa social media design si door fiican uga qaadato caawinta ganacsiyada, hay`addaha iyo shaqsiyaadkaba. Oo aadna rabto inaad shaqadaada ka dhigato graphic design […]
How to Become Graphic Designer in 2025
Si aad u noqoto graphic designer (nashqadeeye) sanadka 2024, waxaad u baahantahay waxyaalo kala duwan blog-kaan waxaa ku falaaqeyneynaa dhamaan waxyaalaha aad u baahan tahay si aad u noqoto graphic designer. Shaqsiyaan waxaa muddo ka soo shaqeynayay designska oo ilaa aan qabta waxaa marka aan bilaabayay jeclaan lahaa in layla wadaago steps ugu fiican ee […]