Web development waa mid ka mid ah xirfadaha ugu fiican ee aad baran kartid. Marka laga hadlayo programming waxa jira dhoor programming languages oo aad baran karto si aad u noqoto web developer buuxa. Programing waa mid waxyaalaha la isticmaalo oo ah mid sanad walba ay soo baxayaan frameworks iyo waxyaalo kale. balse waxaa Programming […]