• Follow Us On :
Web Design

What is Figma?

Figma waa software loogu talagalay in lagu design-kareeyo laguna tijaabiyo websites iyo mobile apps-ka waxaa lagu sameeyaa UI Design – User Interface Design oo ah in la nashqadeeyo inta qofka isticmaalaha ahi u muuqata, UX Design – User Experience Design oo sida qof walbaayi uu isticmaali lahaa websitekaas ama applicationkaas. Figma waa tool kooxaha u […]