Sanadiihiis uga danbeeyey, Artificial Intelligence (AI) ayaa waxa ay saameyn way ku sameysay xirfadaha kala duwan ee digitalka ah oo ay kamid tahay Graphic Design. Graphic design waxa mid u baahan halbuur shaqsiyadeed oo ubaahan xirfado baddan. si kastaba ha ahaa AI-ka ayaa waxa ay qaabaysay oo ay wax baddan kusoo kordhisay qaabkii loo qaban […]