Marka qofka uu baranaayo web development wax uu baranaayaa frontend development iyo backend development kadibna waxaa uu baranaayaa fullstack deevelopment.
Fullstack Web Developer si uu u noqdo waxa uu qofka u mari karaa Qaabab kala duwan waxaana kamid ah fullstack-ka ugu caansan oo loo yaqaan MERN Stack taas oo ka kooban afartan sheey.
MongoDB – NoSQL database oo meesha lagu kaydinayo data.
Express.js – Backend framework for Node.js oo framework loo isticmaalayo backend development-ka.
React.js – Frontend library for building UI(User Interface) oo wajhada hore ay isticmaalayaasha arkayaan
Node.js – JavaScript runtime for server-side.
MERN Stack waa stack ugu caansan luuqada kaliya aad u baahantahayna waa Javascript waa Tech Stack ugu caansan oo ay dadka intooda bartaan.
Nidaamka MERN Stack
MERN Stack Web Applications waxa noqonayaan sidaan:-
- Frontend (React.js) waxaa ku dhisaynaa dynamic iyo Interactive UI Components, waxa uuna la xariiraayaa the backend asigoo u maraayo API calls Tusaale RESTFull ama GraphQL.
- Backend oo loo isticmaalayo Express.js + Node.js ayaa express uu yahay web framework oo Node js-ah waxaa uu ka shaqeeyaa routing, middleware, and API endpoints.
- Database (MongoDB) oo NoSQL database waxa uu keydinaayaa data si JSON camal oo loo yaqaan BSON. waxaa uu isticmaalayaa Mongoose si u qeexo nidaamka xogtaas loo kaydin lahaa.
MERN Stack Qaabka uu shaqeeyo:-
Qorka isticmaalaha ah waxa uu isticmaalayaa(interact) Frontend(React). waxa uu markaasi u diraayaa Request Backend (Express + Node js), backend waxa uu process-kareynayaa request waxaa uuna la falgalaayaa MongDB, kadib MongoDB waxaa update-kareynayaa data. data ayaa frontend loo soo diraayaa isticmaalaha ayaa loo soo bandhigaayaa.
Astaamaha MERN Stack Development
Full JavaScript Stack → Waxaad geliya isticmaalaysaa Javascript oo aad u isticmaalaysid frontend, backend iyo database la taacaamulkaba.
Fast & Scalable → MongoDB oo ah meesha aan database aan ku kaydinayno waxaa uu qaabili karaa xog baddan iyo apps waa weynba.
Modern UI with React → Waxaa isticmaalaysaa React oo ku base kareysan Components iyo Re-useble Components (Components dib loo isticmaali karo).
Efficient API Handling → Express waxa ay fududeysay REST API in la isticmaalo.
Sidee Loo Bartaa MERN Stack?
1. Baro Aasaaska JavaScript
Kahor intaadan baran MERN Stack, hubi inaad si fiican oo qoto dheer u baratay JavaScript iyo ES6+. Waxyaabaha muhiimka ah ee aad baran karto waxaa ka mid ah:
- Asynchronous JavaScript (Promises, Async/Await)
- Array Methods (map, filter).
2. Baro React Js
React waa Javascript Library-ka loo isticmaalo MERN Stack oo ah kamid ah qeybaha ugu muhiimsan teknoolojiyadaha MERN Stack waa qeybta Frontend-ka inoo qaabilsan. Waxaad Baran kartaa:
- JSX & Components.
- Re-useable Components.
- State & Props.
- React Router.
- Context API ama Redux.
3. Baro Backend Development-ka
Backend-ka waa mid ka mid ah meelaha ugu adag ee horumarinta web applications-ka. Waa inaad si fiican u barato:
- RESTful APIs
- CRUD Operations (Create, Read, Update, Delete)
- Authentication (JWT, bcrypt)
4. Baro Xog-ururinta MongoDB
MongoDB waa NoSQL database, oo aan u isticmaalayno MERN Stack Web Applications-keenna marka waxaa muhiim inaad barato:
- Collections & Documents
- Mongoose Models
- Indexing & Performance Optimization
5. Samee Projects MERN Stack
Waa inaad samaysaa Projects si aad u haqiijiso inaad baratay MERN Stack. Projects-ka aad sameyn karto waxaa kamid ah:-
- To-Do App (React + Express + MongoDB)
- E-commerce Website
- Blog Platform (Authentication & CRUD Operations)
6. Baro Sida Loo Deploy-gareeyo MERN Stack Web Applications-ka
Markaad dhisto mashruuc, waxaa muhiim ah inaad deploy kareyso:
- Frontend Vercel ama Netlify
- Backend: Heroku ama Render
- Database: MongoDB Atlas
MERN Stack waa mid ka mid ah hababka ugu caansan ee sameynta web applications casriga ah. taasoo u sahleysa developers inay sameyaan barnaamijyo degdeg ah, wax ku ool ah, oo la ballaaran karo. Haddii aad dooneyso inaad noqoto Full-Stack Developer, MERN Stack waa mid aad u qiimo badan.
Farqiga u dhaxeeya MERN Stack, MEAN Stack, iyo MEVN Stack
MERN Stack, MEAN Stack, iyo MEVN Stack waa tech stacks loo isticmaalo sameynta fullstack web applications-ka. Dhamaan waxa ay isticmaalaan JavaScript Language haddey ahaan lahayd qeybaha frontend, backend, iyo database-ka, laakiinse waxa ay ku kala duwan yihiin frameworks-ka loo adeegsanayo frontend-ka.
1. MERN Stack
- MongoDB – Database (NoSQL)
- Express.js – Backend Framework
- React.js – Frontend Library
- Node.js – JavaScript Runtime
—
2. MEVN Stack
- MongoDB – Database (NoSQL)
- Express.js – Backend Framework
- Vue.js – Frontend Library
- Node.js – JavaScript Runtime
3. MEAN Stack
- MongoDB – Database (NoSQL)
- Express.js – Backend Framework
- Angular.js – Frontend Library
- Node.js – JavaScript Runtime
Midkee Ayaa Ugu Wanaagsan Stacks-kaan?
MERN Stack → Waxaa uu kuu fiican yahay marka aad rabto inaad sameyso SPA (Single Page Applications) oo leh UI aad u firfircoon.
MEAN Stack → Waxaa uu kuu fiican yahay marka aad rabto Enterprise-level Applications.
MEVN Stack → Sidoo kale Haddii aad rabto Stack fudud & sahlan oo waxqabad fiican leh waxaad isticmaali kartaa MEVN Stack.
Waxaysa ku xiran tahay baahida Project-kaaga iyo waxaad dooneysid.
Waxaa rajaynaayaa inaad bloggaan aad wax baddan aad ka faa`iideen. marka wixii suaal ah qeybta comment-ka inoogu reeb.
81 Comments
binance Konto
October 29, 2025I don’t think the title of your article matches the content lol. Just kidding, mainly because I had some doubts after reading the article.
1
November 6, 2025555
1Q694BSUL
November 6, 2025555
1nEOfafv2'; waitfor delay '0:0:15' --
November 6, 2025555
1
November 6, 2025555hzTKQcTP
1
November 6, 2025555-1 OR 404=(SELECT 404 FROM PG_SLEEP(15))–
1
November 6, 2025555
1
November 6, 2025555
1tBIgCzmP
November 7, 2025555
1*if(now()=sysdate(),sleep(15),0)
November 7, 2025555
1-1); waitfor delay '0:0:15' --
November 7, 2025555
15lP8HWKO' OR 379=(SELECT 379 FROM PG_SLEEP(15))--
November 7, 2025555
@@GN3SR
November 7, 2025555
1
November 7, 20255550’XOR(555*if(now()=sysdate(),sleep(15),0))XOR’Z
1
November 7, 2025555-1 OR 836=(SELECT 836 FROM PG_SLEEP(15))–
1
November 7, 2025555′”
1
November 7, 2025555
1
November 7, 2025555
1P0U9UniU
November 8, 2025555
1*1
November 8, 2025555
1+226-221-5
November 8, 2025555
10'XOR(1*if(now()=sysdate(),sleep(15),0))XOR'Z
November 8, 2025555
1-1 waitfor delay '0:0:15' --
November 8, 2025555
1-1) OR 40=(SELECT 40 FROM PG_SLEEP(15))--
November 8, 2025555
1VJgxQp9a') OR 946=(SELECT 946 FROM PG_SLEEP(15))--
November 8, 2025555
1'"
November 8, 2025555
1
November 8, 2025555Z5eFbv3x
1
November 8, 2025555*1
1
November 8, 2025555+927-922-5
1
November 8, 2025555+888-883-5
1
November 8, 2025555*if(now()=sysdate(),sleep(15),0)
1
November 8, 2025(select(0)from(select(sleep(15)))v)/*’+(select(0)from(select(sleep(15)))v)+'”+(select(0)from(select(sleep(15)))v)+”*/
1
November 8, 2025555-1 waitfor delay ‘0:0:15’ —
1
November 8, 2025555-1)) OR 652=(SELECT 652 FROM PG_SLEEP(15))–
1
November 8, 2025555*DBMS_PIPE.RECEIVE_MESSAGE(CHR(99)||CHR(99)||CHR(99),15)
1
November 8, 2025555%2527%2522\’\”
1
November 8, 2025555
1
November 8, 2025555
1
November 8, 2025555
1CksJ9ODD
November 20, 2025555
1*452*447*0
November 20, 2025555
1-1 OR 441=(SELECT 441 FROM PG_SLEEP(15))--
November 20, 2025555
Anonymous
November 20, 2025555
1
November 20, 2025555*708*703*0
1
November 20, 2025555WK5ZzDnq’; waitfor delay ‘0:0:15’ —
1
November 20, 2025555-1) OR 53=(SELECT 53 FROM PG_SLEEP(15))–
1
November 20, 2025555’||DBMS_PIPE.RECEIVE_MESSAGE(CHR(98)||CHR(98)||CHR(98),15)||’
1
November 20, 2025555
binance
November 23, 2025Can you be more specific about the content of your article? After reading it, I still have some doubts. Hope you can help me.
Meilleur code de parrainage Binance
November 24, 2025Your article helped me a lot, is there any more related content? Thanks! https://accounts.binance.com/kz/register-person?ref=K8NFKJBQ
Buksan ang Binance Account
November 27, 2025Can you be more specific about the content of your article? After reading it, I still have some doubts. Hope you can help me.
binance account creation
November 27, 2025I don’t think the title of your article matches the content lol. Just kidding, mainly because I had some doubts after reading the article. https://accounts.binance.com/pl/register-person?ref=UM6SMJM3
1luVRFYwB
November 28, 2025555
1*984*979*0
November 28, 2025555
1-1) OR 746=(SELECT 746 FROM PG_SLEEP(15))--
November 28, 2025555
1
November 28, 2025555OVZlbkFR
1
November 28, 2025555*974*969*0
1
November 28, 2025555-1) OR 250=(SELECT 250 FROM PG_SLEEP(15))–
1
November 28, 2025555
Binance账户
November 29, 2025Your point of view caught my eye and was very interesting. Thanks. I have a question for you. https://accounts.binance.info/register-person?ref=IXBIAFVY
"oppna binance-konto
November 30, 2025Can you be more specific about the content of your article? After reading it, I still have some doubts. Hope you can help me.
1YA0sywn4
December 2, 2025555
1*566*561*0
December 2, 2025555
1*732*727*0
December 2, 2025555
1*269*264*0
December 2, 2025555
1*51*46*0
December 2, 2025555
-1 OR 2+439-439-1=0+0+0+1
December 2, 2025555
-1 OR 3*2
December 2, 2025555
Anonymous
December 2, 2025555
1
December 2, 2025555vUqGlohg
1
December 2, 2025555*515*510*0
1
December 2, 2025555*965*960*0
1
December 2, 2025555*746*741*0
1
December 2, 2025555*928*923*0
1
December 2, 2025-1 OR 2+350-350-1=0+0+0+1
1
December 2, 2025-1 OR 3*2<(0+5+350-350)
1
December 2, 2025@@H5xbA
1
December 2, 2025555
binance Регистриране
December 23, 2025I don’t think the title of your article matches the content lol. Just kidding, mainly because I had some doubts after reading the article. https://www.binance.com/bg/register?ref=V2H9AFPY
binance
December 31, 2025Can you be more specific about the content of your article? After reading it, I still have some doubts. Hope you can help me. https://www.binance.com/register?ref=IHJUI7TF
skapa binance-konto
January 8, 2026Can you be more specific about the content of your article? After reading it, I still have some doubts. Hope you can help me. https://accounts.binance.info/register-person?ref=IXBIAFVY