
8 Essential Video Editing Tips for Beginners
Halkaan waxaa ku xusi doonna 8 shey aad u baahantahay inaad ogaadid haddii aad tahay video editor oo wax baddan kaa caawin doonna editing-ka inta aad ku jirtid.
Sanadahaan danbe inaad barato video editingka iyo content creation waxa ay wax baddan ka badi kartaa noloshaada. Content Creation waa meelaha aadka tartan loogu jiro oo shirkad walba waxaa aad u doonddoneysaa editor aad u wanaagsan oo u create-kareeya contentiyadda ay u baahan yihiin.
Halkaan waxaad ku arki doonta intaa aad u baahan tahay inaad si joogto ah aad u qabato si aad u edit karey vidoes-ka.
1. Qorshey Edit-kaaga inta aadan bilaabin
Marka aad sameyneysid video waxaa muhiim ah inaad qorsheysadid wixii aad edit kareyn lahayd madaama edit uu qaato waqti marka inaad waqti baddan uu kaaga baxo qorsheynta, aruurinta resources-kii aad isticmaali lahayd, Qaabkii aad mari lahayd iyo wixii lamid ah.
Waxaad diyaarsataa List oo ah qaabkii aad video-kaas aad u sameyn lahayd iyo wax walbo aad u baahan tahay si aad uu soo saarto video-kaas.
2. Baro Asaasiyaadka
Marwalbo aad noqoto xirfadle inaad basics aad xooga saarto waa mid kamid ah waxyaalaha wax ku awlka ah ee aad sameyn kartid. marka si aad u noqoto mid editing wax baddan ka faahansan sa fiican u baro asaaska softwarekii aad xulatay.
Waxaad daawan kartaa Tutorials ku saabsan software-kii aad xulatay, waxaad barankartaa shortcuts si aad u fududeysato howl qabad kaaga.
3. Diyaarso Files-kaaga
Marka aad tahay video editor waxaad isticmaalaysaa qeybaha kala duwan ee files sido video, codad, sawiro iyo assets kale. Marka aad rabto edit kareyso video waxaa muhiim inaad sawirada, codadkaag iyo wax walbo aad u baahan tahay inaad folder aad ku habeysato waa mid aad u muhiim ah.
Folder ka aad sameyso waxaa kusii jiraan doonno folders kale oo u gaar ah video clips, audio, music, and effects waa qaab marwalba ay tahay inaad isticmaasho si aad howlahaaga sida ugu dhaqsiyaha baddan aad ugu qabato.
4. Diirada Saar Quality-ka Codka.
Video Marka la sameynayo waxa uu ka kooban yahay qeyb cod ah iyo qeyb la arki karo hadii qeybta quality-ka muuqaalka uusan yara fiicanayna daawadaha waa uu u dulqaadan karaa balse cod quality-kiisa xun looma dulqaadan karo. xitaa haddii uu muuqaaalkaaga aad u fiican yahay balse codkaaga uu xumaado video-kaaga ma fiicnaanayo.
Marka isticmaal High Quality Audio – Cod tayadiisa sareysa sidoo kale background musics iyo sound effects oo ka dhigaya video kaaga mid xiisa leh.
Cod-ka si aad u edit karey waxaad u isticmaali Softwares dhowr ah sida: Adobe Audition (Paid), Audacity (Free) labadaan oo ah labadda software ee ugu caansan ee loo isticmaalo hagaajinta codadka.
5. Gooy Gooy Xawaaraha
Xawaaraha video waa midka kuu heynaya daawadaha video dheer ama video aad u gaabanba dadka dawadayaashaha ah ma jecla marka waxaa muhiim xaawaraahaga inuu noqdo mid ku haboon daawadayaashaaada.
6. Ku dar qoraalo iyo Ciwaano
Qoraalada iyo Ciwaanada waa mid aad u muhiim ah marka la joogo edit-ka marka videokaaga marka video-kaaga waxad ku dartaa qoraal aad meelo qaar aad informations muhiimka aad ku muujinaysid.
Isticmaal Font la fahmi karo oo ku haboon daawadayaashaada taas oo ay si wacan u fahmi karaa hana ka badin qoraalada aad video-ka kasoo muujinaysid.
7. Isticmaal Color Correction
Color correction waa midka kamid waxyaalaha ay tahay inaad sameysid marka videos aad edit kareyneysid waa inaad muuqaladaada aad ka dhig mid aad u qurxoon uu u muuqda kuwo Professional ah. isku hagaaji brightness, contrast, iyo saturation si aad sare ugu qaado hab muuqa video-kaaga.
8. Sii Effects iyo Filters
Effects and filters waa ay ka qab qayb qaadan kartaa habka video kaga uu egaanayo oo waxaa muhiim ah inaad si carefull ah aad u isticmaasho. waxaad isticmaali karta slight vignette, soft focus, iyo slight color grading.
Halkaas waxaan ku xusnay 8 shey ee kuu muhiimka ah inaad ogaadid marka aad tahay video editor tahay waxaa baranaysaa wax yaale kale oo dheeraad ah oo aad run ahaantii ku darsan karto list-ka aan kor kusoo xusnay waxaa muhiim marwalba inaad raacdo sida adiga kugu haboon oo la jaan qaadi kara heerkaaga aqoonta ah ee editing-ka.
Waxaa rajaynaayaa inaad bloggaan aad wax baddan aad ka faa`iideen. marka wixii su`aal ah qeybta comment-ka inoogu reeb.