Hirkaab Academy
Hirkaab Academy Waa Madal Online oo aad ka baranaysid Graphic Design, Web Design, Web Development. Video Editing iyo Luuqada English-ka.

Free Features
Start your learning journey with our free tools and resources and skill up You skillset
Free Course Access
Start learning with our free courses and resources.
Interactive Quizzes
Test your knowledge with our quizzes every session.
Discussion Forum
Join discussions with others in Hirkaab Community
Free Resources
Download free eBooks and study guides for FREE.
Frequently Asked Question
Here are Frequently Asked Questions (FAQs) based on the information provided about Hirkaab
Goormaa la aasaasay Hirkaab Academy?
Hirkaab Academy waxaa la aasaasay Dec, 2023, iyadoo ujeedadu tahay bixinta tacliin tayo sare leh oo ku saabsan culuumta la xiriira IT-ga.
koorsooyin Hirkaab Academy
Hirkaab Academy waxay bixisaa koorsooyin ku saabsan Naqshadeynta Graphic Design, Video Editing, Web Design and Web Development.
Habka Waxbarashada ee Hirkaab Academy
Akademiyada waxay isku dartaa xirfadaha aragtida iyo kuwa wax ku oolka ah, iyadoo ka caawineysa ardayda inay helaan khibrad gacanta ah iyo sidoo kale diyaarinta mashaariic dhab ah.
Courses Beginner Ma ku habboon tahay
Haa, Hirkaab Academy waa mid ku habboon bilowga iyo dadka doonaya inay horumariyaan xirfadaha IT-ga ee ay horey u haysteen. Akademiyada waxay bixisaa deegaan waxbarasho taageero leh oo loogu talagalay heer kasta.
Ardayga Caawimaad ma helayaa
Akademiyada waxay bixisaa taageero xooggan oo loo maro Community-ka Hirkaab Academy, kuwaas oo ka caawiya ardayda su'aalaha koorsooyinka, isdiiwaangelinta, iyo hagista shaqsiga ah.
Hirkaab Academy Community
Haa, Akademiyada waxay dhiirigelisaa deegaan waxbarasho oo bulshada ku saleysan, halkaas oo ardaydu ay wada shaqeyn karaan, is-dhex gali karaan, isla markaana si wadajir ah u korayaan
Himilada Hirkaab Academy
Himilada Hirkaab Academy waa in la caawiyo ardayda si ay ugu guuleystaan mustaqbalka IT-ga, iyagoo helaya xirfadaha iyo aqoonta loo baahan yahay si ay ugu guuleystaan IT-ga ee isbeddelaya.
Sidee ayaan isdiiwaangelin karaa?
Si aad isdiiwaangeliso, booqo bogga isdiiwaangelinta ee Hirkaab Academy, buuxi foomka isdiiwaangelinta adigoo gelinaya macluumaadkaaga shakhsiga ah, oo raac tilmaamaha si aad ugu dhamaystirto habka isdiiwaangelinta.
Majirtaa lacag marka aan isdiiwaangelinayo?
Isdiiwaangelinta waa bilaash, laakiin koorsooyinka qaarkood waxay u baahan yihiin inaad bixiso lacag si aad u gasho. Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan qiimaha koorsooyinka waxaa laga heli karaa bogga koorsooyinka.
Student Sayings



Popular Courses
Latest blogs

Casharka 3aad Ee Barashada English-ka
Going to the Market Common Phrases: Dialogue: At the market: Seller: Hello! Can I help you?You: Yes, I would like some apples, please.Seller: How many?You: One kilo, please.Seller: Here you are. It’s $2.You: Thank you. Are these apples fresh?Seller: Yes, very fresh!You: Great! I will also take some bananas.Seller: No problem! Vocabulary: Word Meaning Example Market A place to buy things I go to the market on Sunday. Buy To get something with money I buy vegetables. Price How much something costs What is the price of apples? Cheap Low price These bananas are cheap! Expensive High price That cheese is expensive. Kilogram (kilo) Weight (1 kg = 1000g) I want one kilo of tomatoes. Fresh New, good to eat These vegetables are fresh. Practice Activity: Fill in the blanks: Answers: Suuqa Tagista Ereyada muhiimka ah: Ereyga Micnaha Tusaale Suuq Meel wax laga iibsado Waxaan suuqa tagaa Axadda. Iibso In wax lacag lagu helo Waxaan iibsadaa khudaar. Qiime Lacagta wax ku kacayaan Immisa ayaa tufaaxu yahay? Jaban Qiime hoose Mooskan waa jaban yahay! Qaali Qiime sare Farmaajadan waa qaali. Kiilo Culeys (1kg = 1000g) Waxaan rabaa hal kiilo yaanyo ah. Cusub Wax cusub oo wanaagsan Khudaartaan waa cusub tahay. Weedho

Casharka 2aad Ee Barashada English
Lesson 2: “My Crazy Morning!” 🐓☕ Story: My Crazy Morning! Hello! My name is Tom. I am a student. Today, I want to tell you about my crazy morning! I wake up at 7:00 a.m. every day. But today, my alarm clock did not ring. Oh no! I wake up at 8:30 a.m. Tom: “I’m LATE! I’m very late! Oh no! Oh no!” I jump out of bed. I run to the bathroom. I take my toothbrush… but it is not my toothbrush. It is my sister’s pink toothbrush! Ew! Sister: “Tom! That’s MY toothbrush!” Tom: “Sorry! I’m late!” I run to the kitchen. I need breakfast. I open the fridge. There is no milk. There is no bread. There is only… one tomato. A tomato?! Tom: “Okay… I eat a tomato for breakfast. Yum?” Tom eats the tomato like an apple. 🍅😅 Then, I go to my room to get dressed. I look for my clothes. Tom: “Where are my pants? Where is my shirt?” I see my pants… under the bed. My shirt? It’s on the cat. Tom: “Why is my shirt on the cat?!” The cat runs away with the shirt. Tom: “Come back, Mr. Whiskers!” Finally,

Waa maxay Google AdSense? (Sharaxaad Fudud oo Af-Soomaali ah)
Google AdSense waa barnaamij lacag lagu sameeyo oo ay bixiso shirkadda Google. Waxay kuu ogolaaneysaa inaad lacag ka kameyso adigoo xayeysiis (ads) kusoo bandhigaya boggaaga internetka, balooggaaga, ama kanaalkaaga YouTube. Tusaale ahaan, haddii aad leedahay website ama blog aad ku qorto maqaalada(Qoraalo) Ku Saabsan Waxaa aad ku taqasustay sida Xirfadaha IT-ka, Caafimaadka ama Ganacsiga, Google waxaa uu maqaalkaaga kasoo muujin doonna xayeysiisyo la xariir wixii aad marka aad ka hasho. Haddii dadka booqda boggaaga ay arkaan ama ay ku dhuftaan xayeysiisyadaas — adiga ayaad lacag ku helaysaa. Sidee ayaa Lacagta ku heleysaa? Google ayaa waxaa lasoo xariiraya Shirkada kamid ah shirkadaha caalamka halkoo ay ka dalbanaayaa in loo xayeysiiyo adeega ay haayaa. Kadib google waxa uu ka qaadi doonnaa Tusaale $500 dollar kadib marka waxa uu google xayeysiiska kusoo muujindoonna websites-ka sida website-kaaga oo aad Maqaalada ku soo qorto kadib maadaama ay kasoo muujiyeen website-kaaga adiga waxa ku siindoonaan lacag. Iyadoo Lacagtaas ay bixisay shirkad taasoo xayeysiiskooda laga soo muujiyay website-kaaga. Google Adsense kuma sina websites-ka balse Xayaysiisyada Lacagaha lagasameeyo ee Youtube-ka waa isla Google Adsense haddii aadan horey u maqlin. Sidee Ayuu U Shaqeeyaa Google AdSense? Google ayaa u qaabilsan inay hesho shirkada wax loo xayeysiinayo, raadinta xayeysiisyada la

Casharka 1aad Ee barashada English-ka
English Lesson 1: Hello! My Name Is… 🎉 Welcome to your very first English lesson! 🎉 Are you ready to speak English? Don’t worry. We will go slowly. This lesson is fun, simple, and easy to remember. Let’s start! 👋 Meet Ali and Sacdiyo Let’s meet two friends. Their names are Ali and Sacdiyo. Ali: Hello! My name is Ali. What’s your name?Sacdiyo: Hi! I’m Sacdiyo. Nice to meet you, Ali!Ali: Nice to meet you too, Sacdiyo! This is a simple conversation. Let’s look at the words. 🧠 New Words English Meaning Example Hello A friendly greeting Hello, Sacdiyo! Hi A short way to say “hello” Hi, Ali! Name What people call you My name is Sacdiyo. I’m Short for “I am” I’m Ali. Nice to meet you A polite way to say hello to someone new Nice to meet you! You can say “Hello” or “Hi”. Both are good! 🗣️ Let’s Practice Try saying this out loud: Hello! My name is [your name]. What’s your name?Hi! I’m [your friend’s name]. Nice to meet you!Nice to meet you too! 🎤 Say it with a smile! Practice makes perfect! 🤔 What’s “What’s”? Great question!What’s is short for What is. What’s your

How to Learn Javascript
Barashada Javascript dad baddan waxa ay u arka mid aad u adag balse aqrinta blogg-kaan kadib waxaad arkay dhamaan inta ugu muhiim aad u rabto inaad barato javascript. Javascript waa programming Language loo isticmaalo in lagu sameeyo websites oo waxa ay ka dhigaysaa web applications mid dynamic ah, Qoraalkaan waxaad ku arki doontaa mowduucyadda ugu muhiim ee Javascript. 1- Understand JavaScript Fundamentals Ka hor inta aadan ku dhaqan gelin JavaScript code, waa inaad fahantaa fundamentals of JavaScript, kuwaas oo ah waxa luuqadda ay ka koobnaan doonto inteeda badan. 2- Learn the Browser Context JavaScript waxaa loo isticmaalaa web development, marka waxaa muhiim ah inaad si fiican u fahanto sida uu ula falgalo JavaScript. 3- Learn About Asynchronous JavaScript JavaScript wuxuu leeyahay awood uu ku maareeyo asynchronous code, taas oo ah fikrad muhiim ah. 4- Study Core JavaScript Concepts Markaad baratay intii ugu muhiimsaneyd:

React Intermediate Projects
Marka aad rabto inaad barato Programming waxaa muhiim ah inaad practice badan aad sameyso si aad u noqoto qof ku fiican Programming. Waxaan horey u diyaarinay Blog ku saabsan React Beginner Projects oo aan kusoo xusnay Projects-ka Beginner-ka ahaa ee React js. React Js Beginner Projects (Blog):- https://hirkaab.com/react-beginner-projects/ React Basic Projects (Youtube Videos):- https://youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UsbOXQEJjc18JFoLDcvd5zF&si=S7A-2CnbVQZ4_WKE Haddaan waxaan blog-kaan si faahfaahsan ugu xusi doonnaa Intermediate React Projects. Linkyada aad u baahantahay oo muhiimka ah. React Course Full Course For FREE on Youtube:- React Basics:- https://www.youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UvWh_PJ_1WDBrtePl7jg7hi React Intermediate Projects:- https://youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UvT6N5h3qsRnXX9lVriwvYx&si=GH9R-R37wvz5T73r React js Full Course FREE at https://hirkaab.com Bloggaan waxaad ku arki doontaa 3 Projects oo Intermediate bProjects ah, Projects-kaas waxaad isticmaalnay React Js – Vite iyo Tailwindcss oo aan ku style-kareyney. Tailwind CSS:- https://v3.tailwindcss.com/docs/guides/vite React Js with Vite:- https://vite.dev/guide/ 1- Expense Tracker Projects 1aad waa Expense Tracker oo projects ka kooban 3 Components oo aan wax yaalo baddan aan ku baranay. Projects Structure(Qaabka Folders-ka waa sidaa). /src├── /components│ ├── Balance.jsx│ ├── ExpenseForm.jsx│ ├── ExpenseItem.jsx│ └── ExpenseList.jsx├── App.js└── index.css Code-ka oo dhamaystiran waxaad kala degeysaa Github-ka. https://github.com/Eng-Mohamed-Dek/Expense-Tracker Components Kala duwan ee Projects-ka waa kuwaan. 2- Recipe Finder Projects 2aad waa Recipe Finder oo inoo sameynaya inoo inoo raadiyo cuntooyinka. Erayga “recipe” waxa uu micnihiisu