Haddii aad horey u taqaan HTML iyo CSS, waa waqtigii aad bilaabi lahayd barashada Tailwind CSS. Waa qalab awood badan oo kaa caawinaya inaad si dhakhso leh u naqshadeyso website qurux badan oo la jaanqaadaya qalab kasta (responsive).
🎨 Maxay tahay Tailwind CSS?
Tailwind CSS waa framework utility-first ah. Tani micnaheedu waa in aad isticmaaleyso fasallo CSS hore loo sii diyaariyay si aad si toos ah ugu isticmaasho HTML-kaaga, halkii aad qoraal dheer CSS u samayn lahayd.
✅ Faa’iidooyinka Tailwind CSS:
Waxay kaa dhigi kartaa shaqadaada mid degdeg ah
Si fudud ayaad u sameyn kartaa naqshado responsive ah
Koodhkaagu wuu nadiif yahay oo la fahmi karo.
Sida Tailwind CSS u shaqeyso
Naqshad responsive ah adigoo isticmaalaya Tailwindcss CSS Classes.
Mashruucyo sida website (landing pages)
hover effects, spacing, iyo typography