Course kaan Waxaad ku barandoontaa Backend Development Adigoo barandoonna Node js iyo Framework Express js waxaadna ku barandoonntaa sida loo diyaariyo Backend iyo API Routeska kala duwan.
Haddii aad su`aalo Qabto Blogs-keena ayaad aqrisan kartaa oo aad wax baddan ka faa`iidi doontid.
Course-ka Xiga Waa Course-kaan:- https://hirkaab.com/courses/mern-stack/