Hordhaca Koorsada
Koorsadani waxay bixisaa hordhac dhamaystiran oo ku saabsan aasaaska Graphic Design-ka, waxayna ku habboon tahay bilowgayaasha doonaya inay fahmaan mabaadi’da naqshadeynta oo ay u abuuraan shaqooyin muuqaal ahaan soo jiidasho leh. Waxaad baran doontaa fikradaha muhiimka ah ee ay adeegsadaan naqshadeeyayaasha xirfadlayaasha ah, laga bilaabo aasaaska multimedia-ga ilaa aragtida midabka iyo typography-ga.
Inta lagu jiro koorsada, waxaad ogaan doontaa sida naqshaddu u gudbiso farriimaha, sida midabadu u saameeyaan dareenka dadka, iyo sida font-yadu u yeeshaan shakhsiyadda mashruuca. Sidoo kale waxaad baran doontaa sida loo soo dejiyo loona rakibo font-yada si aad u ballaariso qalabkaaga hal-abuurka.
Waxaad Sidoo kale barandoontaa 3 Software oo kale:-
1. Adobe Photoshop
Photoshop waa software-ka ugu horeeya ee loogu talagalay tifatirka sawirada
dijitaalka ah(Digital Images), tafatirka sawirada(photos Editing), iyo
abuurista garaafyada. Koorsadan waxay diiradda saaraysaa inaad barato
farsamooyinka muhiimka ah ee tifatirka(editing-ka) iyo naqshadeynta.
✅ Open FIle and Creating Document.
✅ Photoshop Interface.
✅ Photoshop Tools.
✅ Mockups in Photoshop.
✅ Banner Design in Photoshop.
✅ Clipping in Photoshop.
✅ Billboard Design in Photoshop.
✅ Export files in Photoshop.
✅ Adjustment in Photoshop.
✅ Photo Retouching.
2. Adobe Illustrator
Illustrator waa software-ka ugu muhiimsan ee loogu talagalay naqshadeynta
iyo sameynta loogooyinka. qeybtaan waxay diiradda saaraysaa abuurista naqshado kala iyo sida loo hagaajiyo loogooyinka.
Open File and Creating Document in Illustrator.
Illustrator Interface.
Illustrator Tools.
Typography in Illustrator.
Clipping in illustrator.
Design Projects in Adobe Illustrator.
Logo Designs in illustrator.
3. Adobe InDesign
InDesign waa software-ka ugu muhiimsan ee loogu talagalay naqshadeynta
la daabaco sida buugaagta, broshuurada, iyo majalladaha. Qeybtaan
waxay diiradda saaraysaa abuurista naqshado isku dhafan oo loogu
talagalay daabacaadda iyo digital.Open File and Creating Document in InDesign.
InDesign Interface.
InDesign Tools.
Typography in InDesign.
Clipping Using Frames and Shapes in InDesign.
Pages, Master Page & Page Number in InDesign.
Book Design – Layout and Page Number.
Cover Design and Pages Completed.
Course Curriculum
Introduction to graphic design
-
What is Multimedia and Graphic Design
07:34 -
Principles in Graphic Design
-
Color Theory
-
Typography and Fonts
05:08 -
Dowload and Install Fonts
02:55