Blogs

What is Figma?

Figma waa software loogu talagalay in lagu design-kareeyo laguna tijaabiyo websites iyo mobile apps-ka waxaa lagu sameeyaa UI Design – User Interface Design oo ah in la nashqadeeyo inta qofka isticmaalaha ahi u muuqata, UX Design – User Experience Design oo sida qof walbaayi uu isticmaali lahaa websitekaas ama applicationkaas. Figma waa tool kooxaha u […]

The Best Video Editing Software

Sanadka 2025, Content Creation ayaa noqotay mid ka mid ah waxyaalaha aad ka loogu baahi qabo, haddey noqon lahayd Social Media, Youtube, Film Making-ka. sidaa awgeeda Video Editing Softwares ka ayaa noqonaya tools muhiim ah si loo sameeyo muuqalo. sidoo kale Marka la eego hormarka sida AI, 4K video, iyo VR. Marka bloggaan waxaa kaga […]

Starting Your Career As Graphic Designer

Designing waa mid xiiso leh oo loola falgeli karo qaabab kala duwan taas oo koobsanaysa hal amuur, technolgy-yad, la xariir si loo sameyoo waxyaalo muuq fiican leh.  Haddii xiisanaysid sameynta loogooyinka, xayaysiinada xitaa social media design si door fiican uga qaadato caawinta ganacsiyada, hay`addaha iyo shaqsiyaadkaba. Oo aadna rabto inaad shaqadaada ka dhigato graphic design […]

How to Become Graphic Designer in 2025

Si aad u noqoto graphic designer (nashqadeeye) sanadka 2024, waxaad u baahantahay waxyaalo kala duwan blog-kaan waxaa ku falaaqeyneynaa dhamaan waxyaalaha aad u baahan tahay si aad u noqoto graphic designer. Shaqsiyaan waxaa muddo ka soo shaqeynayay designska oo ilaa aan qabta waxaa marka aan bilaabayay jeclaan lahaa in layla wadaago steps ugu fiican ee […]

How to become web developer in 2025

Inaad noqo web developer sanadka 2025 waa mid aad fudud laakiin u baahan dadaal iyo joogteen oo kuuu suuragelinta barashada coding-ka. halkaan waxaan ku xusi doonna wadada aad u mari lahayd barashada web development bilow ilaa dhamaad. Web development waxa ay u kala baxdaa si guud barashadeeda. Frontend Web Development waa qeybta hore ee website […]

error: Content is protected !!