Koorsadaan waa mid bilow ah oo loogu talagalay dadka raba inay si fudud oo xirfad leh u bartaan isticmaalka nidaamka cusub ee Windows 11. Haddii aad tahay qof cusub oo aan horay u adeegsan kombuyuutar, ama aad ka soo wareegayso Windows 7, 8 ama 10, koorsadani waxay ku siinaysaa faham buuxa oo ku saabsan sida Windows 11 u shaqeeyo.
Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo desktop-ka, menu-ga Start, loogana faa’iideysto shortcuts muhiimka ah iyo sida loogu dhex isticmaalo internetka si badbaado leh oo fudud.
✅ Windows 11 Basics
-
Understanding the desktop, Start Menu, and taskbar
-
File Explorer: creating, moving, renaming, and deleting files/folders
-
Customizing settings: display, themes, and notifications
-
Managing user accounts and passwords
✅ Essential Windows Shortcuts
-
Most-used keyboard shortcuts (Copy, Paste, Switch apps, Snap windows, etc.)
-
Productivity shortcuts for multitasking and navigation
-
Windows Search and Task View tips
✅ Browsing the Internet with Windows 11
-
Introduction to Microsoft Edge and other browsers
-
How to search with Bing or Google.
-
Opening multiple tabs and managing bookmarks.
-
Using private browsing and clearing history.
Course Curriculum
Introduction
-
Introduction to OS and Microsoft Windows
11:27