
How To Register Hirkaab Courses
Hirkaab Academy waa madal waxbarasho oo online ah oo aad ka baranaysid Xirfadaha kala ah Graphic Design, Video Editing, Web Design iyo Web Development.
Akadeemiyada waxay isku dartaa xirfadaha aragtida iyo kuwa wax ku oolka ah, iyadoo ka caawineysa ardayda inay helaan khibrad gacanta ah iyo sidoo kale diyaarinta mashaariic dhab ah. Hirkaab Academy waxa ay sidoo kale bixisaa taageero xooggan oo loo maro bulshada Hirkaab Academy, taasoo ka caawisa ardayda su’aalaha koorsooyinka, isdiiwaangelinta, iyo hagista shaqsiga ah.
Haddii aad xiiseyneyso inaad Barato Mid kamid ah Courseskeenna waxaad u baahantahay inaad iska diiwaan geliso course-kaas. waxaad booqan kartaa website-keenna si aad u aragto koorsooyinka aad heli kartid si aad isdiiwaangeliso.
Websitekeenna Qeybta Courses waa kan ku dhufo halkaan:- https://hirkaab.com/courses/
Course-ka aad iska diiwaangelinaysid waxaa qiimahayda kaa qaadaayo Team-ka keliya waxaad u baahantahay inaad soo dalbato waxaad maraysaa tilaabooyinkaa.
Marka aad booqato courses page-ka waxaad arkaysaa dhamaan courses-ka ay Hirkaab Academy bixiso halkaas oo aad ka xulan karto course aad u baahantahay Tusaale waxaad xulatay course-ka Graphic Designka ee Adobe Illustrator:- https://hirkaab.com/courses/adobe-illustrator/.
Kadib Marka aad booqato page-ka course waxaa kusoo baxaayo course Informationkeeda oo dhamaystiran waxaad markaas ku dhufanaysaa Add To Cart si aad cart-ka aad ugu darsato.

kadib waxaa kusoo bixidoonna Form-kaan aad gelinayso Information-kaaga hadii aad horey Website-keenna aad u isticmaali jirtay.

Waxaad gelinaysaa gmailkaaga ama username-kaaga iyo Passwordkaaga kadib waxaad ku dhufanaysaa Sign in.
Haddii aadan horey istiiwaangelin waxaad dhufanaysaa meesha ay ku qoran tahay Register Now waxaanna markaas kuu soo bixidoonno page oo aad iska diiwaan gelinaysid.
Registeration Page: https://hirkaab.com/student-registration/. Page-kaan Marka aad iska diiwaangeliso waxa ay ku xeran tahay course markaas aad dooratay waxaa laguu wareeginaayaa meeshii aad u baahnayd. sida haddii aad dooratay Adobe illustrator URL-ka waxaa uu noqonayaa sidaan oo kale.
Registeration Page oo ku direct-kareynayo:- https://hirkaab.com/student-registration/?redirect_to=https://hirkaab.com/courses/adobe-illustrator/&enrol_course_id=3076
Registeration Form Waxaad Gelinaysaa:
- First Name: Magacaaga Koowaad.
- Last Name: Magaca Abaahaga.
- User Name: Magacaaga aad ku isticmaalaysid Hirkaab Academy oo noqonaya midka aad hadhow login aad ku dhihi kartid. UserName-ka wax space ah ma qaato sidoo kale Capital Letter ma noqdo.
- Email: Waxaad gelinaysaa emailkaaga oo aad hadhow sidoo kale aad login ku dhihi kartid. Passwordkanna kuma noqonaayo mid xoogan inaad wax baddan aad qortid ee waa inaad isku dartaa Qoraal, Number iyo Calaamado aad markaasi xasuusan karto.
- Password: Waxaad gelinaysaa Password-kaaga passwordka waxaa uu noqon karaa wax walba balse haddii uu password-kaaga uu jilcan yahay asiga ayaa kuu sheegaayo waxaad arkaysaa Xariiqa hoose oo isbuuxinaayo marwalbo aad passwordka wax raacsiiso.
- Confirm Password: Qeybtaan waxaad gelinaysaa isla Passwordkii aad horey usoo gelisay qeybta password-ka.
Tusaalaha Qeybta Registeration waa kan:-

Kadib mark aad buux buuxiso sidaas oo kale waxaad markaas dalban kartaa course aad u baahan tahay oo course waxa uu kuu geli doonna Cart oo Order kareyn karto.
Si aad Qeybta Cart aad u tagto waxaad ku dhufanaysaa View Cart.

Waxaad Markaa lagu keenni doonna Page-kaan waxaad markaas ku dhufanaysaa Proceed to Checkout.

Kadib Marka aad ku ku dhufato Proceed to Checkout waa lagu keyn doonnaa Page-ka ugu danbeeya oo order-kaaga aad ka sameyneysid.

Page waa Page-ka ugu danbeeeya waxaa markaas gelinaysaa Billing Details oo aad gelinayso Magacaaga iyo Numberkaaga waxaad tick saareysaa qeybta ugu hooseysa ee Order Buttonka ku xigta kadibna waxaad leedahay order.
Markaad soo dalbato Course waxaan sida ugu dhaqsiyaha baddan kugu soo fasaxeynaa course oo aad soo dalbatay.
Waxaa rajaynaayaa inaad bloggaan aad wax baddan aad ka faa`iideen. marka wixii su
aal ah qeybta comment-ka inoogu reeb.