Course waxaad ku barandoontaa HTML and CSS oo ah halka aad ka bilaawaysid safarkaaga web development. inta aad course wadid waxaad heleysaa wax walbo oo aad u baahan tahay sawirada iyo source codeka iyo sidoo kale caawimaad joogto ah.