Hirkaab Academy
Hirkaab Academy Waa Madal Online oo aad ka baranaysid Graphic Design, Web Design, Web Development. Video Editing iyo Luuqada English-ka.

Free Features
Start your learning journey with our free tools and resources and skill up You skillset
Free Course Access
Start learning with our free courses and resources.
Interactive Quizzes
Test your knowledge with our quizzes every session.
Discussion Forum
Join discussions with others in Hirkaab Community
Free Resources
Download free eBooks and study guides for FREE.
Frequently Asked Question
Here are Frequently Asked Questions (FAQs) based on the information provided about Hirkaab
Goormaa la aasaasay Hirkaab Academy?
Hirkaab Academy waxaa la aasaasay Dec, 2023, iyadoo ujeedadu tahay bixinta tacliin tayo sare leh oo ku saabsan culuumta la xiriira IT-ga.
koorsooyin Hirkaab Academy
Hirkaab Academy waxay bixisaa koorsooyin ku saabsan Naqshadeynta Graphic Design, Video Editing, Web Design and Web Development.
Habka Waxbarashada ee Hirkaab Academy
Akademiyada waxay isku dartaa xirfadaha aragtida iyo kuwa wax ku oolka ah, iyadoo ka caawineysa ardayda inay helaan khibrad gacanta ah iyo sidoo kale diyaarinta mashaariic dhab ah.
Courses Beginner Ma ku habboon tahay
Haa, Hirkaab Academy waa mid ku habboon bilowga iyo dadka doonaya inay horumariyaan xirfadaha IT-ga ee ay horey u haysteen. Akademiyada waxay bixisaa deegaan waxbarasho taageero leh oo loogu talagalay heer kasta.
Ardayga Caawimaad ma helayaa
Akademiyada waxay bixisaa taageero xooggan oo loo maro Community-ka Hirkaab Academy, kuwaas oo ka caawiya ardayda su'aalaha koorsooyinka, isdiiwaangelinta, iyo hagista shaqsiga ah.
Hirkaab Academy Community
Haa, Akademiyada waxay dhiirigelisaa deegaan waxbarasho oo bulshada ku saleysan, halkaas oo ardaydu ay wada shaqeyn karaan, is-dhex gali karaan, isla markaana si wadajir ah u korayaan
Himilada Hirkaab Academy
Himilada Hirkaab Academy waa in la caawiyo ardayda si ay ugu guuleystaan mustaqbalka IT-ga, iyagoo helaya xirfadaha iyo aqoonta loo baahan yahay si ay ugu guuleystaan IT-ga ee isbeddelaya.
Sidee ayaan isdiiwaangelin karaa?
Si aad isdiiwaangeliso, booqo bogga isdiiwaangelinta ee Hirkaab Academy, buuxi foomka isdiiwaangelinta adigoo gelinaya macluumaadkaaga shakhsiga ah, oo raac tilmaamaha si aad ugu dhamaystirto habka isdiiwaangelinta.
Majirtaa lacag marka aan isdiiwaangelinayo?
Isdiiwaangelinta waa bilaash, laakiin koorsooyinka qaarkood waxay u baahan yihiin inaad bixiso lacag si aad u gasho. Macluumaad dheeri ah oo ku saabsan qiimaha koorsooyinka waxaa laga heli karaa bogga koorsooyinka.
Student Sayings



Popular Courses
Latest blogs

React Beginner Projects
Marka aad rabto inaad barato Programming waxaa muhiim ah inaad practice badan aad sameyso si aad u noqoto qof ku fiican Programming. Hirkaab Academy waxa ay bixisaa Courses kala duwan waxaanaa courses-kaas kamid ah React Js. Dhamaan Casharada React Js iyo Courses Linkiyadooda waa kuwaan. Become React Developer For FREE React Course Full Course For FREE on Youtube:- React Basics:- https://www.youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UvWh_PJ_1WDBrtePl7jg7hi React Basic Projects:- https://youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UsbOXQEJjc18JFoLDcvd5zF&si=S7A-2CnbVQZ4_WKE React Intermediate Projects:- https://youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UvT6N5h3qsRnXX9lVriwvYx&si=GH9R-R37wvz5T73r React js Full Course FREE at https://hirkaab.com Bloggaan waxaad ku arki doontaa 3 Projects oo Beginner Projects ah, Projects-kaas waxaad isticmaalnay React Js – Vite iyo Tailwindcss oo aan ku style-kareyney. Tailwind CSS:- https://v3.tailwindcss.com/docs/guides/vite React Js with Vite:- https://vite.dev/guide/ 1- Todolist App Projects 1aad waa Todolist oo leh afarta features-ka ee ugu muhiimsan create, read, update iyo delete. Code-ka oo dhamaystiran waxaad kala degeysaa Github-ka. https://github.com/Eng-Mohamed-Dek/Todolist-App-React-Js Sidaan ayaan u sameynay Todolist. 2- Calculator App Projects 2aad waa Calculator oo leh funtionalities-ka oo dhan. Code-ka oo dhamaystiran waxaad kala degeysaa Github-ka. https://github.com/Eng-Mohamed-Dek/Calculator-React-Js Sidaan ayaan u sameynay Calculator-ka. 3- Quize App Projects 3aad waa Quize App oo ah mid aad ugu wanaagsan in Quize lagu sameeyo. Code-ka oo dhamaystiran waxaad kala degeysaa Github-ka. https://github.com/Eng-Mohamed-Dek/Quize-App-React Sidaan ayaan u sameynay Calculator-ka. Sidoo kale waxaad heli

How to Become a Freelancer
Inaad noqoto Freelancer waa mid kamid ah shaqooyinka ugu fiican ee aad samaynsankarto Shaqsiyan, waa careerka ugu shidan iyadoo loo eegayo xuriyada, go`aamanka oo gacmahaaga ku jira iyo fursadaha aad ka u baddan ee aad heli kartid. Haddii aad raadinaysid qaabkii aad ugu bixi lahayd shaqadaada Fulltime-ka ah oo aad dooneysid inaad riyadaada ka xaqiijiso Freelancing waa wadadii aad u mari lahayd. Marka Blogging-kaan waxaa kaga hadli doonnaa Sidii aad ku noqon kartid Freelancer. 1. Fahan Waxa Ay Tahay Freelancing Freelancing waa shaqoyin aad si xor ah aad u qabanaysid oo la xariir projects. Si fudud adigoo macaamiilka shaqo u qabanaayo adigoo ku xerneyn inaad shaqada aad fulltime aad u joogto. Freelancer ahaan waxaad leedahay awooda ah inaad go`aansan kartid cida aadla shaqaynaysid iyo cidii kale. adigoo markaasi marwalba dooranaayo projects kugu haboon. Qeybaha ugu baddan ee aad Freelancing ahaan aad u qaban karto waxaad kamid ah writing, graphic design, web development, programming, marketing, social media management iyo consulting. Marka waxaa Muhiim ah inaad fahansan tahay Frelancing inaad Adiga tahay Boss-ka shaqadaada oo aadna masuul ka tahay wax walba oo dhaca. 2. Qiimay Xirfadahaaga oo Dooro Niche-kaaga Ka hor inta aadan kudaha u gelin Freelancing, waxaa muhiim ah inaad qiimayso

How to Become Video Editor
Video editing-ka waa mid kamid ah xirfada ugu fiican ee aad maan barankarto. Xirfada waa laga maarmaan ah oo ay tahay inaad barato haddii aad ku dhex jirto dunida digital-ka ah. Maan caalamka oo dhan waxaa la sameeyaa content oo ay ugu baddan tahay video. Halkii Daqiiqo in ka baddan 500 Saacadood video gaaraya waa la soo geliyaa bartaa Youtube-ka, dhamaan videos yadaas waxaa ka shaqeeya video editors oo soo tifaftira videos-yadaas. Marka haddii aad dooneysid inaad noqoto Youtuber ama aad u shaqeyso Companiyadda u baahan in loo sameeyo videos waxaa bloggaan kugu bari doonnaa waxyaalaha aad u baahantahay si aad u noqoto Professional Video Editor. 1- Fahan Waxa uu Yahay Video Editing. Video editing Waa hanaanka lays kugu hagaajiyo video, codad iyo waxyaalo muuqaal ah si loo saameyo Video la daawan karo. sida wax laga reebo, laysku hagaajiyo, lagu daro Transitions, effects, musics ayaa waxaa loo yaqaanaa Video Editing. Video Editing Waxaa Looga Baahan yahay meelo badan. 2: Baro Asaasiyaadka Video Editing-ka Ka hor inta aadan baran Xirfadaha Advanced ah ee Editing-ka, waxaa muhiim ah inaad barato waxyaalaha Asaasiga ah ee Video Editing-ka. Inaad barato Asaasiyaadka waxa ay saameyn ku yeelanaysaa Mustaqbalka qaabka aad u sameyso Videos-ka. halkaan waxaa

Becoming a React Developer: A Comprehensive Guide
React Waa mid kamid JavaScript Libraries-ka ugu caansan oo loogu talagalay in lagu dhiso wajhadda hore ee web applications-ka, gaar ahaan single-page applications. waa mid awood baddan oo component based ah taas oo ka dhigaysa in loo isticmaalo websites-casriga ah. Marka Haddii aad dooneysid inaad noqoto React Developer Waxaa Jirta Wada aad u maraysid si aad u barato React, Bloggaan waxaa ku sharaxeynaa tallaabooyinka, xirfadaha iyo waxyaalaha aad u baahan tahay si aad u noqoto React Developer. Become React Developer For FREE React Course Full Course For FREE on Youtube:- React Basics:- https://www.youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UvWh_PJ_1WDBrtePl7jg7hi React Basic Projects:- https://youtube.com/playlist?list=PLUmY9cusB7UsbOXQEJjc18JFoLDcvd5zF&si=S7A-2CnbVQZ4_WKE React js Full Course FREE at https://hirkaab.com 1. Aqoonta Ka Horeesa React Js Inta aadan si toos ah u bilaabin React, waxaad u baahantahay inaad si fiican usoo fahanto 2ad oo ah Asaasiyaad Web Development. Course-ka HTML iyo CSS FREE: https://hirkaab.com/courses/html-and-css/ Course-ka JavaScript: https://hirkaab.com/courses/javascript-course 2. Hel Waxyaalha Aad U Baahantahay Ka hor inta aadan bilaabin React waxaa set up-kareysanaysaa tools aad u bahantahay uu kugu haboon. Node js Website:- https://nodejs.org/en , NPM Website:- https://www.npmjs.com/ Visual Studio Code:- https://code.visualstudio.com/ Course-ka Visual Studio Code FREE:- https://code.visualstudio.com/ React Developer Tools Qeybta Browser Extensions-ka oo ah Google Chrome iyo Mozilla Firefox. Waxayaalaha uu kuu ogalaanayo inaad sameyso

MERN Stack Development Explained
Marka qofka uu baranaayo web development wax uu baranaayaa frontend development iyo backend development kadibna waxaa uu baranaayaa fullstack deevelopment. Fullstack Web Developer si uu u noqdo waxa uu qofka u mari karaa Qaabab kala duwan waxaana kamid ah fullstack-ka ugu caansan oo loo yaqaan MERN Stack taas oo ka kooban afartan sheey. MongoDB – NoSQL database oo meesha lagu kaydinayo data. Express.js – Backend framework for Node.js oo framework loo isticmaalayo backend development-ka. React.js – Frontend library for building UI(User Interface) oo wajhada hore ay isticmaalayaasha arkayaan Node.js – JavaScript runtime for server-side. MERN Stack waa stack ugu caansan luuqada kaliya aad u baahantahayna waa Javascript waa Tech Stack ugu caansan oo ay dadka intooda bartaan. Nidaamka MERN Stack MERN Stack Web Applications waxa noqonayaan sidaan:- MERN Stack Qaabka uu shaqeeyo:- Qorka isticmaalaha ah waxa uu isticmaalayaa(interact) Frontend(React). waxa uu markaasi u diraayaa Request Backend (Express + Node js), backend waxa uu process-kareynayaa request waxaa uuna la falgalaayaa MongDB, kadib MongoDB waxaa update-kareynayaa data. data ayaa frontend loo soo diraayaa isticmaalaha ayaa loo soo bandhigaayaa. Astaamaha MERN Stack Development Full JavaScript Stack → Waxaad geliya isticmaalaysaa Javascript oo aad u isticmaalaysid frontend, backend iyo database la taacaamulkaba. Fast &

How to Handle Environment Variables in MERN Stack
MERN stack oo ah mid ka mid ah stacks ugu fiican ugu caan ah ee la isticmaalo ay ka kooban MongoDB, Express.js, React, iyo Node.js, waa qaab-dhismeedka ugu caansan ee loogu isticmaalo sameynra Web Applications-ka. Waxa uu qofka developer-ka uu sameyn karaa websites waxtar leh iyadoo la adeegsanayo Luuqada JavaScript Frontend iyo backend intaba. Waxaa Web Applicationkaan soo geliyaa waxyaalo loo baahan yahay in la qariyo markaas waxaa la isticmaalaayaa Environment Variables wax loo yaqaan. Environment variables waa loogu talagalay in lagu kaydiyo configuration setting iyo waxyaalaha secret-ka ah. Bloggaan, waxaan ku falaanqayndoonna muhiimadda Environment Variables gaar ahaan MERN stack, sida loo isticmaalo iyo Qaabka ugu isticmaalaysid backend iyo frontend. Waxyaalaha Loo Isticmaalaa Environment Variables? Marka aad sameyneysid fullstack web application waxaad u baahantahay waxyaalo qaar ah inay secret ahaadaan waxaad dhex gelinaysaa Environment Variables. Waxyaalaha ugu caansan waxaa kamid ah. Environment Variables wax ay kuu ogalaanaysaa inaad waxyaalahaas aadan code-kaaga kusoo darin oo aad gelisaa Enviroment Variables. Waxa ayna leedahay Faa`iidooyin dhowr ah oo ay kamid tahay. Sida Loo Sameeyaa Environemt Variables Marka La Joogo MERN Stack 1. Backend (Node.js/Express) Marka la joogo MERN stack backend waxaa la isticmaalayaa Node.js, Marka Enviroment Variables waxaa lagu keediyaa file loo yaqaan