Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo website ama aad bilaabato xirfadda web development-ka, waxaad ka bilaabi kartaa HTML iyo CSS. Waa aasaaska dhismaha website kasta!
📄 HTML (HyperText Markup Language) waxa ay dhistaa qaab-dhismeedka bogga — sida cinwaannada, qoraalka, sawirrada, badhamada, iyo links-yada.
🎨 CSS (Cascading Style Sheets) waxa ay ka dhigtaa bogga mid qurux badan — waxay xakameysaa midabada, font-yada, naqshadda, iyo qaabka uu boggu ugu ekaado qalab kala duwan.
🆓 Waxaa jira koorso-kaan oo ah mid bilaash ah oo aad si fudud uga baran karto labadaas. Waa casharro fudud oo talaabo-talaabo kuu raacinaya.
Haddii aad su`aalo Qabto Blogs-keena ayaad aqrisan kartaa oo aad wax baddan ka faa`iidi doontid.
Course-ka Xiga Waa Course-kaan:-Â https://hirkaab.com/courses/javascript-coursesÂ
What Will You Learn?
- HTML Introduction
- HTML Structure Explained.
- Heading and Paragraphs in HTML.
- Comments, br and Empty Tag.
- Make Links in HTML.
- Embed Videos in Your Website.
- Embed Youtube Videos in Your Website.
- HTML Lists Explained.
- Semantic HTML with Simple Website.
- HTML Forms.
- Introduction to CSS.
- Color and Text Formatting in CSS.
- Backgrounds in CSS.
- Style with CSS.
Course Curriculum
HTML and CSS Basics
-
Join to Hirkaab Community
-
Resources-ka HTML
-
HTML structure
09:19 -
Text in HTML
07:25 -
Lists in HTML
03:57 -
Block ELement and Inline Element.
05:15 -
Links in HTML
03:57 -
Media in HTML
11:38 -
Table in HTML
03:19 -
Inputs in html
13:22 -
Types of Inputs
06:12 -
Resources-ka CSS
-
Inline and Internal CSS
08:15 -
CSS Selectors
07:52 -
Typography, colors, Border and Backgrounds
12:08 -
Box-Model
07:12 -
Signup Projects – Mini Project
13:44 -
Flex Box in Detail
21:42 -
CSS Grid Layout
24:00
Mini Projects – Full Website
Amazing Project – HTML and CSS
Student Ratings & Reviews
ardayda wan salaami
ustad kana wan u mahadcelin.