Koorsadan Canva waa hagis fudud oo talaabo-talaabo ah oo kaa caawinaya inaad barato naqshadeynta (design) adigoo adeegsanaya Canva. Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo interface-ka Canva, loo sameeyo naqshado qurux badan sida posters, muuqaallo xayeysiin ah, tafatirka sawirrada, iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah ganacsigaaga, baraha bulshada, ama waxbarashadaada.